Maxamuud Nadif Suldaan oo isku daldalay xabsi uu ku xirnaa iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa shalay Xabsiga dhaxe ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag isku dal dalay Maxamuud Nadif Suldaan oo kamid ahaa dadka deegaanka, waxaana sababta is daldalaada marxuunkan kasoo baxaya warar kala duwan. Warbaahinta ku hadasha afka Somaliland ayaa qoray in ninkan xabsiga isku daldalay uu ahaa nin taageersanaa maamulkooda , waxa ayna sheegeen in ninkan la xiray … Continue reading Maxamuud Nadif Suldaan oo isku daldalay xabsi uu ku xirnaa iyo Faah faahino kasoo baxaya